ABWAAN HAADRAAWI

abwaan haadraawi sirta nolosha

MAANSADA SIRTA NOLOSHA. SIRTA NOLOSHA :waa maanso aad u qiimo badan oo si togan uga hadlaysa dhinayo badan oo nolosha aadanaha ah sida Aqoonta , Qiyanka , Akhlaaqda, Nolosha, Halganka, iyo Dhaqanka iyo Waano dhinacwalba taabanaysa waxana qofka akhristaa ka faa’idayaa talooyin aad u qiimo badan, waxana uu abwaanku ku hal-qabsanayaa gabadh uu dhalay saaxiibkiis